Wasiir katirsan dowladda Imaaraadka oo Muqdisho soo gaaray iyo Rooble oo soo dhaweeyay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan oo soo gaaray Muqdisho . Wasiirkan ka socda dowladda Imaaraadka ayaa Muqdisho u yimid si uu uga qeyb galo caleemosaarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha … Continue reading Wasiir katirsan dowladda Imaaraadka oo Muqdisho soo gaaray iyo Rooble oo soo dhaweeyay (Sawirro)